Dayuurad ku burburtay duleedka degmada Buulo Burde & faahfaahino ka soo baxaya

Sida ay sheegayaan Wararka ka imaanaya Degaanka Biyo-neef oo hoostaga Degmada Buulo-burde ee Gobolka Hiiran, waxaa halkaasi galabta ku dhacday dayuurad nooca Drones-ka. Dayuurada ayaa ku dhacday dhul banaan oo miyiga degaankaas ku yaalla halkaasoo ay ku burburtay, iyadoo dhowr cad u kala jabtay. Waxay sidoo kale wararku intaas ku darayaan dayuurada burburta ayy dul … Continue reading Dayuurad ku burburtay duleedka degmada Buulo Burde & faahfaahino ka soo baxaya